Home Afsomali Raiisal wasaare rooble ciidanka guriceel la geeyey waa sax kuwa baladweyne waa...

Raiisal wasaare rooble ciidanka guriceel la geeyey waa sax kuwa baladweyne waa qalad

https://youtu.be/rPxFP9UM_rI

Waa Rooble oo u Khudbayanayaa Ciidamadii Dowladda Federaalka ee Galmudug gaysay kuwaa oo Guriceel dagaal adag Isbuuc socday ku galay.

Xamar ayuu Diyaarad ka raacay si uu hambalyo u soo dhaho Ciidamadaas, isaga oo Qoorqoor garab u muujinayay.

Kuwii Shacabka Guriceel dhiigooda daadiyay Mahadcelin ayuu ugu tagay, isaga oo aan marnaba Shacabka u garaabin.

Maxaa Farqi ah u dhexeeyo Ciidamada Guriceel la geeyay iyo Kuwa Baladweyne la geeyay??

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.