Home Afsomali Ra’iisul Wasaaraha Xamse Cabdi Barre oo uu wehliyo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle,...

Ra’iisul Wasaaraha Xamse Cabdi Barre oo uu wehliyo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle, Cali Cabdullaahi Xuseen ayaa kormeeray

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federalka Mudane Xamse Cabdi Barre oo uu wehliyo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle, Cali Cabdullaahi Xuseen ayaa kormeeray ciidamada militeriga ee la dagaallamaya kooxaha argagixisada.
Ra’iisul Wasaare Xamse ayaa ku ammaanay ciidamada guulaha ay ka gaareen deegaannada laga xoreeyay kooxda nabad-diidka ee gobolka Hiiraan — isaga oo ku tilmaamay inay yihiin geesiyeyaal difaacaya Diinta, Dalka iyo Dadka Soomaaliyeed.
+4
47
3 Shares
Like

Comment
Share

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.