Home Afsomali Ra’iisul Wasaare Khayre Iyo Wasiirka Maaliyadda Netherland Oo Kulan Ku Yeeshay Washington

Ra’iisul Wasaare Khayre Iyo Wasiirka Maaliyadda Netherland Oo Kulan Ku Yeeshay Washington

-Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre ayaa magaalada Washington kula kulmay wasiirka maaliyadda Netherlands, Wopke Hoekstra oo ay ka wada hadleen xoojinta xariirka labada dowladood ee qorshaha Soomaaliya deynta looga cafinayo.

Wasiir Wopke Hoekstra oo caddeeyay in dowladda Netherlands ay ka go’antahay in Soomaaliya ay ka caawiso gaarista barta go’aanka deyn cafinta, ayaa hoggaanka dowladda ku ammaanay siyaasadaha qaran ee ku saleysan danta shacabka Soomaaliyeed.

Kualnka ayaa qayb ka ahaa kulamo doceedyo xariir ah oo maantaRa’iisul Wasaare Xasan Cali Khayreuu Washington kula yeeshay wasiirro maaliyadeed, madaxweynaha bangiga adduunka iyo mas’uuliyiin kale.

14
15
16

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.