Home Afsomali Ra’iisul Wasaare Khayre Oo xafiiskiisa kula Kulmay Ergayga Gaarka Ee Qaramada Midoobay...

Ra’iisul Wasaare Khayre Oo xafiiskiisa kula Kulmay Ergayga Gaarka Ee Qaramada Midoobay U Qaabishan Arrimaha Soomaaliya

 

Ra’iisul wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay ergayga gaarka ah ee Xoghahaya guud ee Qaramada Midoobay u qaabishan arrimaha Soomaaliya, Nicholas Haysom oo shalay soo gaaray dalka.

Ra’iisul Wasaare Khayre iyo Nicholas Haysom ayaa ka wada hadlay wada-shaqaynta iyo dardar gelinta qorshayaasha qaranka.

“Waxa aan ku faraxsanahay in maanta aan xafiiskayga kusoo dhaweeyo ergayga gaarka ah ee xoghayaha guud ee qaramada midoobay u qaabishan arrimaha Soomaaliya, Nicholas Haysom. Waxa aan rajaynayaa in aan wadajir uga shaqayno qorshayaasha qaran”, ayuu yiri ra’iisul wasaare Khayre.

Xoghayaha guud ee qaramada midoobay, António Guterres, ayaa Nicholas Haysom usoo magacaabay wakiilkiisa Soomaaliya, waxa uuna bedelay ergaygii hore, Michael Keating oo dalka ka howl gelayay laga soo billaabo

 

khayre1

 

khayre

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.