Home Afsomali Ra’iisul Wasaare Rooble oo gaaray Garbahaaray.( DAAWO SAWIRADA )

Ra’iisul Wasaare Rooble oo gaaray Garbahaaray.( DAAWO SAWIRADA )

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa gaaray magaalada Garbahaarey ee xarunta Gobolka Gedo, waxaana si diiran u soo dhaweeyay qeybaha kala duwan ee bulshada iyo Maamulka Gobolka.

Socdaalka Ra’iisul Wasaaruhu uu ku yimid Garbahaarey ayaa la xiriira arrimaha hirgelinta doorashooyinka, dib u heshiisiinta, nabadgelyada iyo horumarinta deegaanka.

Eng. Rooble ayaa dhagax dhigay garoonka kubadda cagta ee degmada Garbahaarey, kaa soo qeyb ka ah mashaariicda horumarineed ee Xukuumaddu ka hirgelinayso gobolka Gedo.

Sidoo kale, Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo booqasho uu ugu kuur-geliyey baahiyaha ciidanka kugu tagey taliska Ciidanka Xoogga ee garbahaaray ayaa ku boggaadiyey difaaca dalka iyo howlgalada ay ku beegsanayaan kooxaha argagixisada.

 

WhatsApp Image 2021-07-10 at 3.56.03 PM
WhatsApp Image 2021-07-10 at 3.56.08 PM

 

WhatsApp Image 2021-07-10 at 3.56.06 PM
WhatsApp Image 2021-07-10 at 3.56.08 PM-2
WhatsApp Image 2021-07-10 at 3.56.05 PM-2
WhatsApp Image 2021-07-10 at 3.56.05 PM
WhatsApp Image 2021-07-10 at 3.55.49 PM
WhatsApp Image 2021-07-10 at 3.55.48 PM
WhatsApp Image 2021-07-10 at 3.55.27 PM
WhatsApp Image 2021-07-10 at 3.55.26 PM
WhatsApp Image 2021-07-10 at 3.55.25 PM-2
WhatsApp Image 2021-07-10 at 3.55.23 PM

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.