Home Afsomali Raysulwasaare Xasan Cali Kheyre Ayaa Magaalada Dhuusomareb U Qaatay Cunto Fudud iyo...

Raysulwasaare Xasan Cali Kheyre Ayaa Magaalada Dhuusomareb U Qaatay Cunto Fudud iyo nacnacyo kala duwan Si Uu Isticmaalo Maalmaha U Joogo Magaalada Dhuusomareb.

Raysulwasaare Xasan Cali Kheyre Ayaa Magaalada Dhuusomareb U Qaatay Cunto Fudud Si Uu Isticmaalo Maalmaha U Joogo Magaalada Dhuusomareb.

Diyaarad Siday Cuntadaan Ayaa  Ka Dagtay Magaalada.

Sida Cadada U Ah Madaxweynaha iyo Raysulwasaraha Aya Logu Bartay Inay Horey U Sii Qaataan Cuntada iyo Biyaha Ay Isticmaalayan Xiliyada Ay Safarka Ku Tagayaan Magaaloyinka Maamul Goboleedyada

waxaana ka sii horeeyeye koox wariyayaal ah si ay wararka ay duubaan tv yada  idaacadaha iyo website yada loogu qeybiyo .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.