Home Afsomali Risaas ka bilaabatay qeybo Muqdisho ka mid ah

Risaas ka bilaabatay qeybo Muqdisho ka mid ah

Ciidamada amaanka ayaa salaadii jimcaha ka dib waxaa ay bilaabeen olole lagu xirxirayo masaajidyada waxaana ka mid ahaa masaajidka Marwaas ee Dagmada Xamar weyne  faafitaanka Cudurka COVID-19.

waxaa mar qura iis qabsaday sawaxan buuq iyo qeylo ka dib markii askarta dowlada ay amreen maamulka in la xiro masaajidka xili laguba tukaday oo xitaa jameecadu salaad janaaso ah ay raaciyeen

koox dhalinyaro ah oo u muuqday kuwa abaabulan ayaa ciidanka tushuush ku furey waxaana  askartu adeegsadeen risaas nool nool taasi oo sababtay in lagu  kala dareero qof kastaahine uu  aado halkii dani ka heysay

wax dhimasho iyo dhaawac ah laama sheegin hase yeeshee ciidanka oo arkayo jaad la iibinayo diidayana in masaaajid lagu dukado waxay dad badan ula muuqataa qalad weyn oo shacabka laga galayo

Waxaa la sheegayaa in dowlada Somaliya ay bixisay amarka ah in la xiro goobaha cibaadada sida masaajidyada hoteelada iyo in ay isu yimaadaan tiro dad ah balse amarkaa intiisa badan uma fulin sidii la raabay welina waxaa jiira daldaloola  faafida cudurka sababi kara

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.