Waxma yaqaan wax yaqaan lagaa dhigaa
Waxma yaqaanow wax loo dirya hagaajin waayey
Waxma yaqaan waxyaqaan lgaa dhigaa
Waxba ma yaqanoow lagama yaqaan buu kusoo baxaa
Wandadacaa lagu arkaa
wadeecadaa fahmaa walaaqa waa laguu gartaayoo wacdaarihiisa lagu bartaa waxmaayaqaan
Wadaa jirkuu weydeynayaa
Wadarta wuu la dagaalayaa
Wajirkuu wiiqayaayoo danteena weyn buu waxyeelayaa
Wandadacaa laguu arkaa
Wadeecadaa laguu fahmaa
Walaaqa waa lagu gartaayoo
Wacadaarihiisa lagu bartaa waxma yaqaan
Waxma yaqaan wax yaqaan lagaa dhigaa
Waxma yaanow
Waxba ma yaqan buu ku soo baxaa
Waxma yaqaan wax yaqaan lagaa dhigaa
Waxma yaqaanow wax loo dirya hagaajin waayey
Waxma yaqaan waxyaqaan lgaa dhigaa
Waxba ma yaqanoow lagama yaqaan buu kusoo baxaa
Wakaalad waa laguu arkaa wasaarad waa laguu fahmaa warshadahaa laguu gartaayoow waxsoo saarkaa lagu bartaa
War beenahuu weheshada runtana wuu ku wareerayaa dadkaana wuu isu waalayaa weliba wuu isla weynahyee waxmaayaqaan
Waxmaa yaqaan wax yaqaan lagaa dhigaa
Waxmayaqaanow waxma yaqaanow ku soo baxaa
qof ba in ha qaado