Wafdi uu hoggaaminayo taliye ku xigeenka ciidamada badda Ruushka Admiral Vladimir Aurobiv ayaa wadahadal la yeeshay taliye ku xigeenka ciidamada badda Itoobiya ee hawlgalka Commodore Jemal Tufisa.
Waxaa la saxiixday heshiis xoojinaya ciidamada badda Itoobiya iyo fududaynta shuruudaha iskaashi dheeraad ah.
Waftiga ayaa booqday xarumaha ay dhisayaan ciidamada badda Itoobiya iyo xarunta tababarada ee Bishoftu.