Home Afsomali Ruux risaas ku dhacday ugu geeriyooday goobta ay ka socoto doorashada Cadaado

Ruux risaas ku dhacday ugu geeriyooday goobta ay ka socoto doorashada Cadaado

amisom

Hal qof oo shacab ah ayaa  magaalada cadaado goor dhow u geeriyooday xabado ay rideen ciidamada AMISOM.

Lama Oga Sababta Ay Ciidamada Amisom Risaasta U Rideen Mana Jirin Wax Isku Dhacyo Ah Oo Halkaa Ka Jiray

Qofka  dhintay  ayaa ka mid ahaa ergada ka qeybgaleysay doorashada  ee ka socda hoolka weyn ee doorashada

Ciidamada AMISOM ayaa risaasta furay waxayna ku dhacday ruuxaan oo isla goobtii kugu geeriyooday dhawaca ka soo gaaray

Ma jirto wax war ah oo ka soo baxay maamulka galmudug iyo taliska ciidamada AMISOM ee dhawaan halkaa la geeyey.

Dhanka youtube ka linkiga hoose 

https://www.youtube.com/channel/UCbEqHSbI6baCmdD0pnfHJ7g/videos?shelf_id=0&sort=dd&view=0

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.