Home Afsomali RW Kheyre oo dalka Mareykanka kula kulmay Sergei Lavrov oo ah Wasiir...

RW Kheyre oo dalka Mareykanka kula kulmay Sergei Lavrov oo ah Wasiir arrima dibaddeedka ruushaka ( DAAWO SAWIRADA )

 

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada New York ee dalka Mareykanka, halkaas oo uga qeyb galayo shirka Golaha ammaanka.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa ayaa la kulmay Wasiirka arrimaha dibadda ee waddanka Ruushka Sergei Lavrov, waxana ay ka wada hadleen xiriirka qotada dheere ee ka dhexeeya labada dal iyo sidii loo sii xoojin lahaa.

Mudane Khayre ayaa khudbad dhinacyo badan taabanaysa ka jeedin doono shirka Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobey. Isagoo ka hadli doono horumarka ballaaran ee dhowrkii mudadii la soo dhaafay ay gaartay dawladda Soomaaliya.

 

IMG 1443
IMG 1442

 

IMG 1449

—-DHAMMAAD—-

Dhanka youtube ka

 https://www.youtube.com/channel/UCbEqHSbI6baCmdD0pnfHJ7g/videos?shelf_id=0&sort=dd&view

Previous articleNin Hooyadii Dilay si uu u qanciyo Xaaskiisa iyo Nin walaalkiis Muqdisho ku dilay
Next articleMasuul taageeray Dowlad goboleedka Hiiraanland oo xilka qaadis lagu sameeyey iyo isqabqabsi ka taagan Hirshabelle

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.