Home Afsomali RW kheyre oo soo daayey 114 Maxaabiis ahaan ugu jirey Xabsiyada dalka...

RW kheyre oo soo daayey 114 Maxaabiis ahaan ugu jirey Xabsiyada dalka Ethiopia ( DAAWO SAWIRADA )

 

Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya waxaa  ka dagay diyaarad qaas ah oo wada dhaliyaro Soomaaliyeed oo in muda ku jiray Xabsiyada Dalka Ethiopia .

Tirada dhalinyarada laga dajiyay garoonka Adan Cadde  magaalada Muqdisho ayaa waxa ay gaarayaan  114 dhalinyaro waxaana garoonka muqdisho ku soo dhaweeyay masuliyiinta dowlada Soomaaliga .

Dhalinyaradaan ayaa muda waxa ay kuXirnaayeen  Xabsiyada ku yaala dalka Ethiopia waxaan loo heestay dambiyo kala duwan oo lagu edeeyay.

Dowladda Soomaaliya waxay u mahadcelisay Dowladda Federaalka ee Ethiopia iyo Dowlad Degaanka ismaamulka Soomaalidu saaxiibtinnimada ay muujiyeen ee ay kaga dhabeeyeen siideynta maxaabbiista, taas oo ay hore ugu ballanqaadeen Madaxdeenna.

Tallaabadan ayaa qeyb ka ah hindise niyad wanaag ah oo lagu xoojinayo xiriirka saaxiibtinimo iyo midka derisnimo ee labada dal ee Soomaaliya iyo Ethiopia.

Soowareejita dhalinyaradaan ayaa waxa ay qayb katahay heshiis ay wada gaareen dowladaha  RW Xasan Cali Kheyre  iyo Dowlada Ethiopia

Dhanka youtube ka

 https://www.youtube.com/channel/UCbEqHSbI6baCmdD0pnfHJ7g/videos?shelf_id=0&sort=dd&view

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.