Home Afsomali RW Rooble oo Midowga Yurub kala hadlay Arrimaha Amniga & Abaaraha

RW Rooble oo Midowga Yurub kala hadlay Arrimaha Amniga & Abaaraha

Gaarka ah ee Midowga Yurub u qaabilsan Geeska Afrika Marwo Annette Weber

Kulankooda ayaa ku saabsanaa xaaladda abaaraha dalka, taageerada amniga Soomaaliya ee Midowga Yurub, iyadoo Midowga Yurub ay ku bogaadiyeen Ra’iisul Maxamed Xuseen Rooble dhameystirka doorashooyinkii ka qabsoomay dalka.

Wafdigaan ayaa waxaa ay horay ula kulmeen Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe).

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.