Home Afsomali RW Xasan Cali Kheyre amaantu waa mid aad u qalanto

RW Xasan Cali Kheyre amaantu waa mid aad u qalanto

Waqti yar ayuu joogaa waxuu ku hantay Qalbiyadda Shacabka waliba si Tartiib Tartiib ah. Markuu hadlaba 1000 Soomaaliyeed ayaa u Sacbisa haduu 4-sanno jooga 12-ka Milyan ee guud ahaan nagula qiyaaso inaan nahay oo MAGACIISA ku Wardinaysa ayaa la arki doonaa.

Durba dad baa ii soo qori doona waad DAMBAWDDAY waxaaba ugu wanaagsan DAMBI aad ogtahay oo “WARDI” miyaa DAMBI ah?

Qaarkiina QABYAALAD ayay igu riixi doonaan balse #Kheyre Qabyaalad kulama socdo kumana taageersani ee Hadalkiisa iyo Ficilkiisa ayaa is leh oo ku taageeray sida GABAR MAQABYO ahna Villa Soomaaliya isagama dhex fadhiyo SUBAX walba meel aan laga fileyn iyo ficil madaxa loo ruxo ayuu sameeyaa waxaanba garan la ahay Tallooyinkaasi qofka siiya SAAXIIBKEEY ayaa ku qiyaasayaa inuu siiyo waayo isagaa Qabiirnimadaasi ku xeeldheer misa waa u dhalasho iyo heybad Ilaah uu hibo u siiyey

Dhanka youtube ka

 https://www.youtube.com/channel/UCbEqHSbI6baCmdD0pnfHJ7g/videos?shelf_id=0&sort=dd&view

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.