Saddex gaari oo qaraxyo ka buuxaan ayaa weli Xamar ku jira sida ay sheegeen ha.adaha amaanka Muqdisho ka howlgala qaarkood :
1- Gaari Cad oo Saruf Hilux AJ 0974
2- Gaari Hilux Daba bannaan AH2048 midabka Qalin
3- Caari Cad oo NOAH AH4379
Bartilmaameedkoodu waa:
Hotel SYL
Hotel Afrik
Xarunta Dambi Baarista (CID.
https://youtu.be/EEjC348Tgeg