Home Afsomali Saddex Xildhibaan oo maanta lagu doortay Muqdisho

Saddex Xildhibaan oo maanta lagu doortay Muqdisho

Natiijada Hordhaca ah ee Doorashada maanta ka dhacday Magaalada Mogadishu ee kuraasta Beelaha Soomaaliland waxa ku kala guulaystay murashaxiinta kala ah.

Saddexdaan Kursi ee maanta la doortay ayaa ahaa kuwo cusub.

Saddexdaan kursi ayaa waxaa kusoo baxay.

1-HOP#270. C/Wahaab Cadi Cumar.
2-HOP#226. Maryan Maxamed Ciise.
3-HOP#218. Dr. Maxamed Cilmi Ibraahim.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.