Ugaas mahiigaan oo noqday ugaaska guud ee beelaha isaaq ”Madaxweyne Xasan sheikh dalka sooma marin madaxweyne ka daacadsan si mug iyo miisaan lehna uga hadlay arimaha dalka ka socda raali galine ka bixiyey hadal ka soo yeeray
Suldaan Axmed maxamed oo ka tirsan salaadiinta dhaqanka ee ka soo jeeda Gobolada waqooyi ee dalka Somalia oo maansadii dheef badan dareenkiisa ku hoga tusaaleeyey bulsho weynta Somaliyeed
Buur madow dadku libaax buu u heystay maantana bisad buu iska dhiage dee mukulashaa ha ahaado Ninkaa odayhaa isagaa qiimo dhacay oo kugtiyo bowlada ka jabaye yuu dhibaato kale nagu reebin nine dhuuniguu kuu dhexjoogaa nine dhaqashuu kuugu dhabar jabay
Suldaan Maxamed abokar Cabdulle “bada umadda waxay tageysaa in xoog looga badbaadiyo Abii Axmed adigoo dalaal ka ahaa heshiiskii damaca Ethiopa madaxweyne naga raali ahaada anagaa xaal iyo xoolaba ka bixineyna hdalka gefka iyo meelka dhaca ku ah hawiye iyo majeerteeniya