Home Afsomali Saldhib boolice Muqdisho ku yaal oo Bambooyin lagu weeraray iyo kooxdii Qaarkood...

Saldhib boolice Muqdisho ku yaal oo Bambooyin lagu weeraray iyo kooxdii Qaarkood oo la qabtay

Ciidamada Amniga Soomaaliya ayaa sheegay inay gacanta ku dhigeen kooxo Weerar Bambooyinka gacanta loo adeegsaday ku qaaday Saldhigyada Booliiska qaar ka mid ah degmooyinka Muqdisho

Afhayeen  u hadlay Bolice ka  ayaa sheegay in Al-Shabaab ay weerareen Saldhigyada Booliiska Wadajir, Hodan, Howl wadaag iyo Boondheere.

“Dhammaan raggii fuliyey weeraradan gacanta ayaa lagu dhigay Warbaahintana waa loo soo bandhigayaa iyadoo ka dibna Maxkamad la soo taagayo” ayuu yiri afhayeenka.disho ku yaal

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.