Home Afsomali Sam Allardyce oo ku dhawaaqay xiddigaha Xulka Ingiriiska

Sam Allardyce oo ku dhawaaqay xiddigaha Xulka Ingiriiska

Somalisan.net: Tababarii cusub ee Xulka saddexda Libaax Sam Allardyce ayaa soo xushay xidigaha England u ciyaari doono isreeb reebka koobka aduunka ee lagu qaban doono Russia 2018-ka, Xulka England ayaa wajihi doonaan xulka Slovakia waxuuna macalin Sam markii ugu horeesay xulka qaranka kusoo daray Michail Antonio oo Westahm u dheela , Sidoo kale waxaa xulka laga helay magacyada Joe Hart oo hada kursiga keyd ka ah Man City iyo Luke Shaw oo tartankii Euro2016-ka kuseegay dhaawac xoogan oo soogaaray horaantii sanadkan. halka Jack Wilshare laga saaray xidiga xulka sidoo kale Theo Walcott aya lagu arkay xulka Three Lions.

Goolhayayaasha : Joe Hart, Fraser Forster, Tom Heaton.
Daafacyada : Gary Cahill, Nathaniel Clyne, Phil Jagielka, Danny Rose, Luke Shaw, Chris Smalling, John Stones, Kyle Walker, Qadka dhexe : Dele Alli, Michail Antonio, Eric Dier, Danny Drinkwater, Jordan Henderson, Adam Lallana, Wayne Rooney, Raheem Sterling, Theo Walcott.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.