Home Afsomali sanad kahor ayeey eheed markii Beesha Cabdalla Sabdi ay noqotay beeshii ugu...

sanad kahor ayeey eheed markii Beesha Cabdalla Sabdi ay noqotay beeshii ugu horeysay ee keligeed ciidan u dhashay beeshaas oo ay hogaaminayeen Kornel Cabdi HaadSane iyo gudoomiye Jacfar DaawobSawirada

Maanta oo kale sanad kahor ayeey eheed markii Beesha Cabdalla Sabdi ay noqotay beeshii ugu horeysay ee keligeed ciidan u dhashay beeshaas oo ay hogaaminayeen Kornel Cabdi HaadSane iyo gudoomiye Jacfar Yarre u dirtay furumaha hore ee dagaalka, halka beelaha kale ee murusade qaarkood ay dhowr bilood kahor ciidamo u gaar ah direen marka laga reebo ciidanka magaca guud ee murusade ku baxay.

Ilaahey ha u naxariisto wiilashii halgankaas nooga shahiiday kuwa nooga dhaawacmayne eebe ha u booga dhayo, waxaan rajeyneynaa i dhiigga wiilasheena uusan qasaari doonin oo maalmaha soo aadan cadawga laga xoreyn doono dhulka Beelweynta Murusade.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.