Home Afsomali Sanatoro aan caadi aheyn oo dhusamareeb lagu doorray

Sanatoro aan caadi aheyn oo dhusamareeb lagu doorray

Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimada Galmudug waxaa maanta lagu doortay 6 kursi oo ka mid ah Kuraasta aqalka sare ee Galmudug ku matalaya Dowladda Fedraalka Soomaaliya, waxaana doorasho ay aheed mid qaadatay waqti kooban.

6 sanater ayaa dhamaantood loo tanasulay waxayna sidaasi ku haleen Codka Gacantaaga ah ee Xildhibaanada Baarlamaanka Galmudug.

Hadaba Hoos ka akhriso Magacyada Xildhibaanada Cusub ee aqalka sare

Sanater yuusuf gelle ugaas.

Sanater siciid siyaad Shirwac

Sanater Axmed Cabdi dhuxuloow

Sanater Zamzam Daahir

Sanater c/xakiin Macalin Axmed

Sanater Duniyo Maxamed Cali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.