Saraakiil katirsan Ciidamada Xooga Dalka Soomaaliyeed ayaa gaaray Degmada Baxdo ee gobolka galgaduud ee Galmudug si ay dadka deegaanka ugu dhiirigeliyay dagaalka ay kula jiraan Maleeshiyaadka argagixisada Alshabaab,
Dadka ku dhaqan Degmada Baxdo ayaa lagu xasuustaa sidii ay isku duubnida u muujiyeen ugana hortageen weerarkii iyo daandaansigii maleeshiyaadka ka tirsanaa kooxda al shabaab ay ku soo qaadeen degmada iyo bulshada ku dhaqan’ ayagoo weerarkaa dadka degmada baxdo jab iyo argagax ku rideen meleeshiyaadkii soo weeraray,



57