Home Afsomali Sargaal u qaabilsan Warfaafinta Wasaaradda Gadiidka Duulista Hawda Somalia oo beeniyey...

Sargaal u qaabilsan Warfaafinta Wasaaradda Gadiidka Duulista Hawda Somalia oo beeniyey In Hakad ku yimid Garoonka Diyaaradaha Muqdiaho

Madax Qaybta Warbaahinta iyo Xidhiidhka Dadwaynaha Wasaaradda Gadiidka iyo Duulista Hawda Somalia Mudane Maxamed cabdi cisman Faradheere ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamy in hakad ku jiro shaqada Garoonka Aden cade International Airport Muqdiaho waxana uu sheegay inay caawa shaqadu si ka saraysa sidii hore ay u.socdaan duulimaadka diyaaradaha iyo dhamaan shaqada Garoonka Oo 24 saac shaqeeya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.