Home Afsomali SAWIOR:-Ciidamo ka qeyb qaata xoreynta degmada Ceelbuur oo ka baxay Magaalada Muqdisho

SAWIOR:-Ciidamo ka qeyb qaata xoreynta degmada Ceelbuur oo ka baxay Magaalada Muqdisho

Ciidamo katirsas kuwa dowladda Soomaaliya balse loo abaabulay hab Beeleed ayaa Maanta diyaarad ka qaaday garoonka diyaaradaha Aadan-Cadde ee Muqdisho, iyaga oo ku wajahan Magaalada Dhuusamareeb.
Ciidamadan ayaa ku biiri doona Ciidamo kale oo horay loo geeyay Magaalada Dhuusamareeb si ay uga qeyb noqdaan howlgalka AS looga saarayo degmada Ceelbuur ee Gobolka Galgaduud.
Xildhibaano katirsan golaha Shacabka oo uu kamid yahay Xildhibaan Cumar Cali Cabdi ayaa aroonka diyaaradaha Aadan-Cadde ee Magaalada Muqdisho ka sagootiyay Ciidamada, iyaga oo sheegay inay dhawaan bilaabi doonaan howlgalka ka dhanka ah Al-Shabaab.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.