Home Afsomali SAWIRO:-Guddiga qaban qaabada Shirka Dib u heshiisiinta KGS oo gaaray Baydhabo

SAWIRO:-Guddiga qaban qaabada Shirka Dib u heshiisiinta KGS oo gaaray Baydhabo

Xubnaha Guddiga Farsamada Arrimaha Dib u Heshiisiinta KGS oo uu hogaaminayo Guddoomiyaha Guddiga Mudane Yusuf Xasan Isaaq (Yusuf Wadani) ayaa maanta gaaray magaalada Baydhabo oo ah xarunta KMG Koonfur Galbeed.

Wafdiga waxaa Baydhabo kusoo dhaweeyay masuuliyiin Ka tirsan maamulka Koonfur galbeed iyo bulshada qeybaheeda kala duwan.

Maalmaha soo social ayaa waxaa la filayaa in Magaalada Baydhabo uu ka furmo shirka dib u heshiisiinta Siyaasiyiinta Koonfur Galbeed, kaas oo qorshuhu ahaa in uu shalay furmo balse uu dib u dhacay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.