Home Afsomali SAWIRO: Madaxweyne Xasan Sheekh oo booqday ciidanka lagu tababaro Eritrea

SAWIRO: Madaxweyne Xasan Sheekh oo booqday ciidanka lagu tababaro Eritrea

Madaxweynaha jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh oo uu wehliyay Madaxweynaha Eritrea ayaa maanta kormeeray xerada ay ku jiraan ciidamado Soomaaliyeed oo dalkaas lagu tababarayay.

Ciidankaan ayaa tiradooda lagu qiyaasay Shan kun oo askari.

Madaxweynaha Soomaaliya oo la hadlay ciidankaan ayaa sheegay in dhawaan dalkooda lagu celin doono si ay qeyb uga noqdaan howlgallada ka dhanka ah ururka Al-Shabaab.

Madaxweynaha ayaa maalinkii ee labaad booqashaddiisa ku joogga dalka Eritrea.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.