Home Afsomali SAWIRO:- Wafdi ka socda Imaaraadka Carabta oo soo gaaray Muqdisho

SAWIRO:- Wafdi ka socda Imaaraadka Carabta oo soo gaaray Muqdisho

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa saaka oo Khamiis ah garoonka diyaaradaha Muqdisho ku soo dhaweeyay wefdi uu hogaaminayay Wasiiru dowlaha Arrimaha dibadda Dowladda Isutagga Imaaraadka Carabta Mudane Shakhbout Bin Nahyaan.

Wafdigaan ayaa ka qeybgalaya caleemo-saarka Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheikh Maxamuud, isagoo ka wakiil ah Madaxweynaha Dowladda Isutagga Imaaraadka Carabta Sheikh Maxamed Bin Zayed Aala Nabyaan.

Saacadaha soo socda ayaa la filayaa inay Msgaalada Muqdisho soo gaaraan wufuud kala duwan oo Heer Caalami ah, si ay uga qeyb galaan Xafladda Caleema saarka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.