Home Afsomali Shaashaa oo u hanjabay Cali Jeyte dhul iyo Cir midna ma...

Shaashaa oo u hanjabay Cali Jeyte dhul iyo Cir midna ma Xiri karo waa nin iska hadlay waxaana awoodnaa in aan bulshada ka qabano

Shaashaa oo u hanjabay Cali Jeyte dhul iyo Cir midna ma Xiri karo waa nin iska hadlay waxaana awoodnaa in aan bulshada ka qabano
Shaashaa Cali Jeyte wuxuu diiday in la mideeyo canshuurta lagada gobol ka soo xarooto iyo arimo kale waxaana awoodnaa in aan bulshada ka qabanoWasiirku Xigeenka warnta Hirshabelle Cali Jeyte Talaabaa laga qaadayaa
Qof walbo oo diidan horey u socoshada Hirshabelle waxaan awood buuxdo u leenaha in aan iska qabano umaddane ka qabano , laalkiinse inta aysan tasi dhicin ayaan rajeyneynaa in uu garto in shalay Xilka loo dhiibtay maantane laga qaaday .
Maamulka Xirshabelle ayaa sheegay in Xilka qaadista Gudoomiye Cali Jeyte ay ku timid ka gadaal marku Caqabado ku Noqday horumarka hirshabelle waa sida uu hadalka u dhigay wasiirku Xigeenka warfaafintanHirshabelle C shakuur shaashaa ayaa BBC u sheegay in hadii uu uu hogaansami waayo talaabooyinka Xilka qaadiseed talaabo laga qaadi doono Cali Jeyte Cismaan
Wasiirku Xigeenka warnta Hirshabelle shaashaa oo wareysi gaara siiyey BBC da ayaa si aan la fileynin uga hadlay xilka qaadista Gudoomiye Cali jeyte Cismaan isagoona ugu hanjabay in haduu u hogaansami waayo Xilka qaadista in ay awood buuxda u leeyihiin in ay iska qabtaan bulshadane ka qabtaan .
Isagoo hadalkiisa sii wato isla markaana ka jawaabayey su.aal la weydiiyey ayaa sheegay in Cali Jeyte iyo siyaasiyiin kale ay xaqal daacinayeen horusocoshada hirshabelle tusaalane u soo qaatay in ay diideen in la mideeyo canshuurta lagada gobol ka soo xarooto iyo arimo kale
Hadalka Cali jeyte ayuu ku tilmaamay nin iska hadlay wuxuuna ifiyey in dagaalka AS uu hogaamiye u yahay Cali guudlaawe uuna mudo ku dhaxayey goobaha dagaalka wasiirku xigeenku marna ma xusin howlihii uu qabtay cali jeyte dagaalkna kuma xirno Cali Jeyte ee halkiisa ayuu ka sii soconayaa
Cali Jeyte waa nin xasaanadii laga qaaday dhul iyo cir midna kama Xiri karo hirshabellaana nin iska hadlay iyo Xaalkiis waxaan u aragnaa nin siyaasi ah oo waayey wixii uu rabay hadana shacabkiisa ayuu ka mid yahay wuxuuna ugu baaqay isaga iyo inta la mid ka ah in ay dadkooda dhinac ka raacaan

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.