Home Afsomali Shabaab iyo Shacab badan oo kuwada ciiday Fagaare kuyaala Ceelbuur ( DAAWO...

Shabaab iyo Shacab badan oo kuwada ciiday Fagaare kuyaala Ceelbuur ( DAAWO SAWIRADA )

Magaalada Ceelbuur ee gobolka Galgaduud oo ay maamulaan Al Shabaab ayaa maanta si weyn looga ciiday, waxaana fagaare kuyaala magaaladaasi isugu soo baxay shacab fara badan iyo dagaalyahano katirsan Al Shabaab.

Shacabka magaalada Ceelbuur iyo dagaalyahanada Al Shabaab ayaa fagaare kuwada dukaday salaada ciida , waxaana sidoo kale dadka fagaaraha ku dukanayay kamid ahaa saraakiil iyo xubno kale oo katirsan hogaanka Al Shabaab.

Dagaalyahanada Al Shabaab ayaa salaada ciida kadib magaalada Ceelbuur kusoo bandhigay dhoolo tus ciidan, waxa ayna dagaalyahanada Al Shabaab socod ku mareen qeybo kamid ah magaalada Ceelbuur.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.