Home Afsomali Shaqaale Ceel biyood ka Qodayey Deegaanka Garasweyne

Shaqaale Ceel biyood ka Qodayey Deegaanka Garasweyne

Dad Ceel Biyood ay qodayeen uu kula dumay Gobolka Bakool iyo Khasaaro ka dhashay

Wararka aan ka heleyno Gobolka Bakool ayaa ku soo warramaya in Deegaanka Garasweyne oo 45 km u jira degmada Tiyeeglow  ee Gobolkaas dad uu Ceel Biyood kula dumay.

Inta la xaqiijiyay in illaa 4 qof ayaa ku dhimatay 4 kalana waa ay ku dhaawacmeen dhacdadaasi Sida Idaacadda Shabelle dadka deegaanka ay xaqiijiyeen.

Ceel Biyoodka Dumay ayaa la sheegay In indhawaanahan qodistiisa socotay islamarkana looga faa’ideysan rabay Jiilaalkaan xoogan.

Qeybo ka mid Gobollada Dalka ayaa waxaa saameyn  xoogan  ay ku yeelatay abaaro

daran oo ku dhuftay oo wada saameysay Dadka iyo Duunyada.

ceel-biyood

Dhanka youtube ka linkiga hoose 

https://www.youtube.com/channel/UCbEqHSbI6baCmdD0pnfHJ7g/videos?shelf_id=0&sort=dd&view=0

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.