Home Afsomali Sheekh Aadan Maxamed nuur (Madoobe) oo ay weheliyaan ku-xigeennadiisa ayaa kulan la...

Sheekh Aadan Maxamed nuur (Madoobe) oo ay weheliyaan ku-xigeennadiisa ayaa kulan la qaatay Xoghayaha guud, Ku xigeenada xoghaya iyo Agaasime

 

Guddoomiyaha Golaha Shacabka JFS mudane Sheekh Aadan Maxamed nuur (Madoobe) oo ay weheliyaan ku-xigeennadiisa ayaa kulan la qaatay Xoghayaha guud, Ku xigeenada xoghaya iyo Agaasime waaxeedyada Golaha Shacabka JFS.

Guddoomiyaha ayaa warbixino Ku saabsan shaqooyinka ay qabtaan, howlaha u qabsoomay iyo qorshayaasha u yaala Ka dhageystay xubnaha.

Ugu dambeyn Guddoomiyaha ayaa faray Madax qeybyada Golaha Shacabka in ay dardargeliyaan shaqooyinka ay u hayaan Golaha shacabka Isla markaana waax-waax loola xisaabtami doono.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.