Home Afsomali Sheekh Shariif, Cumar C/Rashiid, C/Weli Gaas Iyo Xasan Kheyre Oo Baaq Ka...

Sheekh Shariif, Cumar C/Rashiid, C/Weli Gaas Iyo Xasan Kheyre Oo Baaq Ka Soo Saaray Qalalaasaha Baydhabo

Baaq degdeg ah oo ay wadajir u soo saareen Mas’uuliyiin horay xilal u soo qabtay oo kala ah Sheekh Shariif, C/weli Gaas, Cumar C/rashiid iyo Xasan Cali Kheyre ayay uga hadleen xaalada Baydhabo iyo qalalaasihii maanta ka dhacay.

“Waxaan ugu baaqeynaa dhammaan siyaasiyiinta iyo maamulka in ay wadahadalka iyo xalka fursad siiyaan kuna qancaan in xalku yahay in Koofur galbeed laga hirgeliyo doorasho la isla oggol yahay. Sidoo kale waxaan Dowladda Federaalka ka rajeyneynaa in ay qaadato kaalinteeda doorashooyinka labada heer dhowrtan muddo xilleedka sharciga ah si dalka looga badbaadiyo dib u dhac.”

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.