Diwaan Gelinta Musharaxiinta u taagan Qabashada xilka Madxweynaha Soomaaliya ayaa ka bilaabatay xarunta golaha shacabka ee Magaalada Muqdisho.
Musharaxiin aad u farabadan ayaa kusii qulqulaya xarunta golaha Shacabka si ay isku diwaan geliyaan.
Musharaxii ugu horeeyay ee Is diwaan geliya ayaa waxaa uu noqday Sheekh Shariif Sheekh Axmed
Diwaan Gelinta ayaa soconaysa 3 maalin oo kala ah Khamiis, Sabti iyo Axad.
Guddiga Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya oo uu gudoomiye u yahay Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa sheegay in Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya aysan dhaafin doonin Waqtigii loo qorsheeyay oo ah in ay dhacdo Maalin Arbaco ah 8 Bisha February 2017
https://youtu.be/N5I81-k_a18
Dhanka youtube ka https://www.youtube.com/channel/UCbEqHSbI6baCmdD0pnfHJ7g/videos?shelf_id=0&sort=dd&view=0