Home Afsomali Shir weynaha beelaha hawiye oo hada Muqdisho ka furmay

Shir weynaha beelaha hawiye oo hada Muqdisho ka furmay

 

 

 

 

 

 

 

https://youtu.be/lIDBsNNJ6UI

Shir weyne Loogu magac daray taageerada nabada islamarkaana ay soo qaban qaabiyeen beelaha hawiye Oo haatan kasoconaya Magaalada Muqdisho sidoo kuula muuqdaa aragti ahaan

shirweyne ay iskuugu yimaadaan qeybaha kala duwan ee qabaailada ku abtirsada bewl weynta hawiye ayaa waxaa ka soo qeybgalay xubno ka socodo labada gole ee dowlda maamulka Gobolka banaadir madaxda dhaqanka barbaarta gaashaaman dhalinyaro iyo haween
suldaan abuukar socdaal abtidoon ayaa ka sheekeeyey dhibkii beeshu soo martay haatan halka la joogo iyo sidoo kale dhibka uu leeyhaya dagaal sokeeye wuxuuna ka digay in colaad dalka la galiyo

shirka waxaa ka soo qeybgalay raiisal wasaarihii hore Cali Maxamed geedi – Xusen Maxamed faarax ceydiid – xildhibaano wasiiro gudoomiyaha gobolka banaadir iyo ku xigeenadiisa

Xaashi Maxamed cadow dhabarey oo ku hadlayey magaca qaban qaabiyayaasha shirweynaha hawiye

ayaa gogosha nabadeed ku soo dhaweeyey ka qeybgalaasha

kalmada barbaarta gaashaaman ayaa aheyd

hawiye wow yahay horseed horumar iyo hab dowladeed

xusein cediid oo munaasibada ka hadlay ayaa mucaaradka u soo jeesiyey in ay ka tanaasulaa  candhuuftoodana dib u liqaan wuxuuna soo hadal qaaday qiimaha ay leedabay dowladnimada uuna jecel yahay in uu ka mid noqdo higaamiyaasha nabada Muqdisho

Nabadoon Muxudiin Xasn Afarax ayaa sheegay in hawiye gogosha nabadeed u dhigay sidii looga gaashaan.lahaa colaada dagaalada laguna gaari lahaa midnimo.guul barwaaqo iyo nabad
ayaa faahfaahiyey ujedka shirka iyo natiijada laga gaaray gogosha
oo ay dhigtay beelweynta hawiye
waxaa loogu baaqay dhamaannshulshada soomaaliyeed in laga qeybqaato yegleelida nabada

Madaxda dhalinyarada siyaasiyiinya dhaqanka iyo haweenka oo isku duuban

siyaasi Cabdi Nuure siyaad ayaa ka mid ahaa siyaasiyiintii beelaha hawiye ee ka hadlay shirka ayaa in uu ka xun yahay siyaasiyiinta dagaalka ku baaqay oo uu sheegay in ay jecel yihiin in ay diwladu dunto ka dibna is aragno raga dhaaranaya iyaga oo laga heysto gawaaridooda aan u soo dhiciyey
hawiyaha ayaa yiri na rabno xabad dagaal danbe galimeyno dhiigso kooye xalaal maaha
gogol nabadeed oo hawiye dhigay.

hawiye markasta wuxuu diyaar u yahay garab istaaga qaranka iyo dowlada

ka qeybgalayaashu waxay ku qanceen sida loo fasirey baahida nolosha ay u qabaan beelaha hawiye

colaad laguma cayilee iscesho cudud hawiyey

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.