Home Afsomali Shirka Gollaha Wadatashiga Qaran oo si caga jiid ah u firmay

Shirka Gollaha Wadatashiga Qaran oo si caga jiid ah u firmay

Madaxda maamul goboleedyada  ayaa ka qeybgalay Furitaanka Shirka Gollaha Wadatashiga Qaran oo Maanta ka furmay Magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka.

Shirka oo uu shir guddoominayey R’iisul Wasaare Rooble waxa lagaga hadli doonaa diyaar garowga doorashooyinka Golaha Shacabka, diyaarinta habraacyada doorashooyinka, raadinta dhaqaalaha dhiman ee ku baxaya doorashooyinka iyo sidii horey loogu socon lahaa.

Waxaa sidoo kale lagu waddaa in looga hadlo xalinta khilaafka ka taagan guddiga doorashada gobolada Waqooyi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.