Home Afsomali VIDEO Somalia Oo Shacisay In Dalka Laga Saray Dhakhatir An Sharci Daro...

VIDEO Somalia Oo Shacisay In Dalka Laga Saray Dhakhatir An Sharci Daro Ah Dignina SU Dirtay

Kulankaan oo ahaa mid su.aalo lagu weydiinayey Wasiirka wasaarada caafimadka ayaa waxaa shir gudoominayey gudoomiye ku xiheenka Mudanayaasha Aqalka sare Sanator Abshir Buqaaari

Wasiirka caafimaadka Fowsiya Abiikar Nuur ayaa hor dhigtay mudanayaasha Aqalka sare Sharciga mihnadlayaasha Caafimaadka  wasaarada iyo sharciyo ay dooneyso in la ansixiyo

Wasiirka wasaaradda Caafimaadka ee xukuumadda Soomaaliya oo hadal ka jeedisay kulanka xildhibaannada Aqalka sare ee Baarlamaanka ayaa sheegtay in Soomaaliya  ay kaalinta koowaad ka geshay dalalka ugu liita ee hooyo ay ku dhali karto Caruur

 

Waxa ay sheegtay in arintaasi wax looga qaban karo oo kaliya in Aqalka sare uu meel mariyo Sharciga mihnadlayaasha Caafimaadka.

Previous articleSidee deyn 5 bilyan oo doolar ah loogu yeeshay Soomaaliya?
Next articleVIDEO Xildh Maxamed Nuurani ayaa sheegay in Xaalada Dalka Soomaaliya Ay soo hagaageyso

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.