Home Afsomali somalisan Madaxweyne Xasan Sheikh waxaa ka dhacay ID Card kii uu madaxtooyada...

somalisan Madaxweyne Xasan Sheikh waxaa ka dhacay ID Card kii uu madaxtooyada ku joogi lahaa waxna ku xakumi lahaa

xilka

somalisan Madaxweyne Xasan Sheikh waxaa ka dhacay ID Card uu madaxtooyada ku joogi lahaa waxana ku xakumi lahaa ee ha cusbeysto ama xafiiska ha baneeyo.

Xilkii Xasan Sheikh waa dhamaaday dooarashana ma dhicin

Mudadii sharci ahaan loo doortay waa dhamaaday xilka uu hada haayana ma aha mid dastuuri ah Xasan Sheikh Maxamuud oo madaxweyne loo doortay 10.09.2012 mudo afar sano in u dalka ku hogaamiyo dowlada midnimo qaran .

Sida dasrtuurka dalka dhigayo waxaa laga sugayaa in uu xilka si ku KMG ah uu u qabto gudoomiyaha Barlamaanka  shari ahaan marka la gaaro 30-ka October  waa in dalku yeesho madaxweyne la soo doorto oo bog cusub leh taas badalkeedana duqu wuxuu ku mashquulsan/

Xasan waxaa ka mid ah guuldaradiisa in uu dalka gaarsiin waayey heer doorasho noockasta oo ay ahaataba waxaana isa soo tareysa dadka dalbana in uusan ka xigin madaxtooyada xiligaan ee uu baneeyo qasriga dalka looga arimiyo hadiiba uu ka dhacay cardkii aqoonsiga.

Madaxweynaha ayaa loo dhaariyey in uu xilka haayo mudo 4 sano ah waxayna sii heynta xilka uu hada haayo noqoneysaa mid aan dastuurka dalka waafaqsaneyn iyo xita dhaartii u maray

 

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.