Home Afsomali Somaliyey ma heysatiin Qori A-47

Somaliyey ma heysatiin Qori A-47

Su’aasha ugu horeeysa ay ku weeydiyaan waa maheystaa qoriga AK47 mana taqaana dabaal. Tani waa qaabka burcadbadeed ay ku qortaan malishiyadooda.

Axmed waa madaxa ladagaalanka burcadbadeeda deganda Maamul goboledka Puntland kaa leh xeeb dherkeda dhanyahy 870 miles ama 1,400 Km waana meesha numbarka ugu badan burcadbaded ku gambadan.

Burcadbadeednimada waxaa ay aduunka ugu kacaday 700 milyan dollar sanadkii lasoo dhaafay sida laga soo xigtay hayada hayad arimaha badaha ka shaqeeysa taa oo ku gudajirto soo saarida qorshe  si caalami ah loola dagaalmo burcad badeeda.   Burcad badeednimada waxaa ay noqtay wax bahaay aduunka intiisa kale  ku faafay galbeedka Africa iyo Gufl of Guinea

Budcad badeeda tiknolajida Waxaa soo kordha qorshe kale oo caalmai kaa oo kuw qabiiro ku ah

tiknoljiayad casriga ay weerar ku qaadaan xogta iyo macluumadka shirkada iyo maraakibta wax daabul halka oo ay ka ogadaan maclumadk u sabsan meesha marka uu adaya iyo waxa uu wado.  Waxaana ay ka iibsadan burcad badeeda bada joogt sidaa waa qaab wax fududeeye.

Tani waa qaabka u sahlo burcadeed ineey  baacsada dushana ka fulaana maraakiibta qaar iyga heeysto macluumad ku filan iyo xitaa konteenarda qaar numberksiooda. Sida uu nooshegay ninka layirahdo Bryan Sartin oo maamulo shirkada Mareykan  Verison Risk taa oo dabagasha xatooyada xogta

 

Qadadka internetka shirkada qaar ma casriyaan sababtoo ah waxaa ay dhex maquurayan biyaha bada. Tani waxaa fufudeeysa in kuwa xogta u dhaca ay kuxirtan qadkoda . la’aan fureyaal adaga xogta maraakiibta waa arin u sahasha iney hela qorshe ama qariida sid ay tirir Sian John chief strategies Symantec Diyaradha wax basaasa Burcad badeeda ayaa waxaa ay bilaabeeyn adeegsiga diyaradaha aan

duliyaha laheeyn ee  wax basaasa ku waa u sahla sahmnita bada maraakiibta ugu badan maraan iyo ineey hubiyaa maraajibta aan wadan ilaalo xoogan ama sida fudud loo qabankara. Hore waxaa ay ugu xirnan jireyn adeegisga qabab liito sida ilaalo bada u dhex joogta iyo kaluumeysto siisa macluumaad.

.

age captionThe use of drones to keep watch for pirates is increasing –but pirates have also used them to spy on shipping targets

si loola tacaalo arikan wadmada Africa iyo shirkada wax daabulow waxa ay xoga sarijireeyn ku dagaalnka qoriga dagaalkaa oo aan bada waxa ka

qabankarin. Laakiin hadeer waa xiligi lagu dagalamilaha shabekedaha internetka iyo fasramoyinka casriga . diyaradaha aan cidna wadin kuwaa oo leh awood ay ku soo bandhigaan xitaa wajiga qofka  ayaa loo adeegsan karaa si loo ogaado burcad badeeda loona aqoonsada meelaha xaas xaasiga sida Baba Al-mandab  oo gaca u dhexeye Yemen ,  Djabuti

iyo Eratriya  sida uu leyahay  taaliyaha EU  hoowlgadalad somalia 2009 – 2011  Peter Hudson shirkada  ayaa waxaa ay hadery soo wadaan diyarada aan  cidna wadin oo wax dilikar si loogula dagaalmo burcad badeeda hubeysan. . shirkadaha

marakiibta dalalka Africa ayaa isku daya ineey ka guran ku xirnaasha isticmalka cidanka iyo qoryaha. Sababto  ah waxaa ku kacaan qiimo

xogan wax faa’iido waxan ay ku dambeyna astaanta markabka oo cidan

xoog ku heystaan

mage copyrightNATO

 

waxyabaha lasoo hindisey waxaa ka mid adeesiga gantaal shuuca laga

hago iyo kuwo xanuun ku keeni karaa koxaha hubeysan  iyo shebekeda

lagu weeraro maraakiibta. Midka mid ah kuwaa oo loo yaqna Barracuuda

ayaa waxaa ay tahay shabaq laturayo taa oo doonta lagu tuuro dabin u

noqonkarta aan awodin ineey dhaqaado ama rogikarto.  Waa lad sida

gantaalka garabka laga rido taa wadata shabaq wire ka seysan doonta

iyo dableyda ku qasbikaro iney qalibto ama ay xirxirmaan.

 

Sida ugu macqulsan isticmaalka tiknoljiyada lagu wada xariira ayaa

caawisey shirkada maraakiibta afrika iney wadagaan macluumaad ka

burcad badeeda sida waxaa yirir  Ibrahim Ahmed Abdinoor  oo madaxa

afrikan Shiping Line  iyo wadada diimeedyada oo si weeyn baraha

bulshada uga xaraantimeeyo burcad badeednimada .

 

 

Lakiin dagaalka ka dhanka ah burcad badeed waa mid aan dhamaneeyn

Qiimaha salida iyo shidaalka  sabeeynaya, burcad badeed waxaa ay kasaa

hayameeyn xadida maraakibta shidaalka  waxaan ay bilabeeyn afduubashad

ashaqalaha sandkan oo qura waxaa ay qafasheeyn 44 shaqale 22 waxaa

lagu qabsaday dalka Nayjeriya tan marka loo babar bar dhiga aduunka oo

dhan oo a 10 horaantii sandka 2015

Ku dhowaada 70% shilalka burcad badeeda lama diiwangalsho

 

Dalalka gableedka Africa ilahada dad loo soo xakumay burcad badeednimo

ma jiran dalka Naykeriya waxaa la krodhieye hoowlgada badaha.

Marka loo eego hoowsha Mr Abdirizak Ahemd  oo reer Puntland ah iyo

hoowlgalada caalmiga badaha waxaa sahashay hoos u dhaca ku yimada

burcad badeeda somalia 90%. Dadaalka Mr Ahmed kazoo biloowday 2010

waaa muuiye inuu ku daalayarinka burcad badeednimo.

Sida dekeda kismayo oo akle waxaa ay hada awooda ineey dhoogiso xoolo

yar oo ari ah kaa oo loo dhoofiyo suuqa baahida badan ka jirta ee

wadmada Qaliijka. Waxana ay isticmal doomo yayar . maraakiibta waa

weeyn madoonayaan ineey ku soo xirtaan Kismayo cabsi ay ka qabaan

dekada iyo bada sida uu noshegay Mr. Abdinoor Africa Shipping line

Sida hayada cuntad qarmad midobey sheegtay dhoofitna xoolaha somaliya

waxaa ay ka jirta dhaqalaha meel sare 40%  amaanka badaha oo la

hagaajiyo ayaa kordhinkaraa. Ilaa 60%

Burcad badeeda mas saameey oo qura maraakibta iyo gancsadata ee waxaa

ay sameeyen dhaqlaha aduunka taa oo u baahan   farsom casri ah lagu

hakiyo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.