Home Afsomali Soomaaliya oo shir caalami ah uga qayb-gashay magaalada Nairobi

Soomaaliya oo shir caalami ah uga qayb-gashay magaalada Nairobi

Guddoomiyaha hay’adda qaxootiga iyo barakacayaasha Qaranka Marwo, Safiyo Xasan Maxamed magaalada Nairobi uga qeyb gashay shir caalami ah oo ku saabsan horumarinta jawiga maalgashiga iyo xoojinta dhaqaalaha qaxootiga ee soo laabtay.

Kulankan ayaa sidoo kale waxaa diiradda lagu saarayay horumarinta barakacayaasha iyo bulshooyinka martida loo yahay.

Shirka ayaa waxaa ka qayb galay hay’adaha caalamiga iyo kuwa heer gobol ee daneeya arrimaha qaxootiga, dadka soo laabtay iyo barakacayaasha.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.