Su, aallo ku saabsan muqdisho & muqdishaawi.
(1)muqdisho yaa u maqan???
2)muqdisho yey sugeey???
3)muqdisho yaa dega. ??
4)muqdisho ya ka masul ah?
5) muqdisho cidmaleh????
6)muqdisho shalay???
7)muqdisho manta???
8)muqdisho shalay yaa dadka ku dilay.???
9)muqdisho shalay yaa isku dilay???
10)muqdisho shalay yuu khadka cagaaran u yiil.????
11) muqdisho dadkii shalay isku dilay. Dadkana ku dilay. Ayaga yaa dilay????
12)muqdisho mala gatay mase weli waa beec???
13)muqdisho shalay dadkii isku dilay dadkana ku dilay. Intey ka baxeen???????
14)muqdisho shalay dadkii. Dadka ku dilay iskuna dilay maxay dantooda eheed. Yeysa ahaayeen.???????
15) muqdisho maanta yaa ka mas uul ah oo wax laga weydiinaa oo dadkeda ah mase waa deegan hada somali heshay. ??
16)muqdisho. Malawada leyahay mase waa lakala yeeyahay???????
17)muqdisho hadii lakala leeyahay yaaleh???
18)muqdisho hadii lawada leeyahay yaa wada leh??
19)muqdisho cid kasta oo somali ah miyaa wada leh mase somalida degtaa leh???
20) muqdisho maanta maxey ku sugantahay. Berina maxay ku danbeyn yaase u doo daayo hadda oo dan kaleh.??????
Su, aalahaan jawaatooda waxaa laga rabaa dhamaan. Cidkasta oo Somali ah mana ahan su, aalo qabiileysan ama caadifeysan ama dad gaar ah loo la jeedo. Laakiin. Waa su, aalo somalidu is weydiiso. Waa su, aalo furan fadllan si degan oo kala faa, iideysi ah ugu jawaab. (20) ka su, aal