Home Afsomali Taageerayaasha Xisbiga wadani oo Muqdisho ka bilaabay in ay jirdilaan taageerayaasha...

Taageerayaasha Xisbiga wadani oo Muqdisho ka bilaabay in ay jirdilaan taageerayaasha xisbiyada kale

Axmed Yaasiin ayaa bartiisa facebook soo dhigay qoraal uu ku tilmaamay Dhacdo Caawa igu dhacday  oo ay masuuliyadiisu leeyihiin dad sida la sheegay isku heyb yihiin Gudoomiye Ciro 

Axmed Ysto ayaa qoraalkiisa sii raaciyey Caawa waxa ilaahay SWT iga bad baadiyay weerar qorahaysan oo gacan iyo bud iskugu jira.
Waxa caawa anigoo fadhiya maqaayad ku taala muqdisho boqolaal dadweyna ahana la fadhiya isoo aga fadhiisatay nin sheegay in uu tageeero u yahay xisbiga wadani  ka dib ilaahay waxaba iguma yeelin waxanan umada reer somaliland u sheegayaa in tageeraysha iyo qoysaska isku haybta yihiin Ciro  ay dadka qabiil ahaan ka soo jeeda beesha habar awal ay wareeo qorshasan ku wadaan.

 

 

Previous articleDhageyso Alshabaab oo dil Toogasho ah ka fuliyo Fagaare ku yaal goobaha uu sheegto in uu ka taliyo Maamulka hirshabelle
Next articleDuuliye sare asli xasan cabaade oo u soo tacsiyadeyneysa, qoyskii, eheladii iyo qarankii uu ka tagay generaal marxuum cabdiraxmaan khaliif dhicis. iyo Taariikh nololeydkiisa oo kooban

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.