
Magaalada CEELBUUR oo ah meeshii ugu horeysay ee uu kabilaawday halgakii gobanimo doonka ee gumeysi diidka ahaa kadib
halgankii sayid max,ed
1925kii ayey ahed markii lagu dilay gaalkii somalidu utiqiin daldalool
Kuna xigay garasani una qaabilsanaa gobalka mudug.kaasoo geesiyaal reer CEELBUUR ahaa oo kala aha halyey
1 mataan gaade
2 iibaan sharmaake
3 max,ed raage (naftii halig) iyagoo reer ceelbuur uwakiisheen.
Ceelbuur oo caan ku ah geesiyaasha qaran sida
1 CILMI NUUR TARREY 2 MAX,ED CABDULLE XALANE oo aad
Farxada 60 guurada warba heyn taas bedlkeedana ey deris layihiin murugo ciil dhac dil waxbasho la,aan caafimad la,aan horumar la,aan sooma wada koobi karo.
Dhamaan reer ceelbuur degmooyinka kale ee .sida degmadii generaal daa,uud cabdule
Waa ineynu lamurugoonaa dadkeena
No.farxad no dabaaldeg.No
Gobanimo
Soomaliya guul inta xorta ah waxaan leeyahay waa idin soo gaari doonaa horuu soda guuuul
EL BUUR distract commissioner