Home Afsomali Taariikhda shanta Soomaaliya

Taariikhda shanta Soomaaliya

NFD oo imanka loo garan ogyahay gobolada woqooyi bari ee Kenya waxa uu qayb ka ahaa gobolada shanta soomaaliyeed ee kala qaybsaday gumeestiyaashi yrurub sida lawariyo gobolka waxa uu kamid aha gobol ka godoosan gobolada kale ee Kenya dhaca dhanka hormarka waxa uu ahaa kan ugu liita halganka gobolkan wuxuu ahaa mid dagan oo aanu dagaalo dhiig duurduurtay aanu ka dhalanin bulshada dagan si xeelad ayeey ku baadi goobayeen xuriyadooda

1959-kii dalka Kenya waxaa ka bilaabmay olole lagu kala dooranaayay xisbiyada siyaasadeed ee xiligaa ka curtay dalka oo markaa wili gaacnta gumeysiga kujirtay isla sanadkaa waxaa qabsoontay doorashada xibiyada dadka soomaaliyeed  ee dagan dhulka NFD wax door ah kuma laheyn doorashadaasi

1960-kii dalka Kenya waxaa ka unkamay dhaq dhaqaaqyo lagaga qafiifinaaya mamulka gumeysiga kenyaanka gumeysigii dhulkooda hestay isla sanadkaa waxaa xayiraada laga qaaday ururada siyaasadeed xayiraada soomaalida sida gaarka ah u saarneed  kaqadis daaye xitaa lagama dabcinin

1959-kenya waxaaa ka qabsoontay doorasha ay ku tartamayeen xisbiyada siyaasadeed ee dalka Kenya wax door ah kuma laheen doorashada dhacday dalka soomaalida dagan dhulka soomaalida.

Dadka soomaaliyeed ee NFD waxa ay aad ugu ololeeyeen oo xuriyadooda lasiiyo si ay kaga madax banana dalka Kenya

Dowlada ingiriiska oo kajabeysa rabitanka shacabka NFD waxa ay deeganka u soo direen wafdi xaqiiqa roodan oo udhaba gala rabitaanka saxda ah afti ay qadeena dadku waxa ay ucodeeyen boqolkiiba 75 iney noqdaan mamul kamadax banan Kenya inteeda kale ku dhawaqista natiijada cod bixinta dhowr jeer bay dib udhacday

Markale biritin waxa ay soo dirtay wafdi kasocday wasaarada arimaha gumeysiga deeganka soomalida ee NFD mar kale hadana wafdiga waxa ay shaaciyeen in go aan dag dag ah  ay ku gaari doonan shir kaqabsoomi doono magalada roma ee dalka talyaanig kaaso looga hadlaayay aayaha dalka Kenya iyo gobolka soomaalida.

Wafidigii soomaalida ee matalayay deegan NFD  wax natiija ah kalama soo noqo shirrkii lagu madalsana in lagu dhawaaqo waxii kaso baxay codbixinta laga qaaday shacabka waooqi barri ee xiligan looyaqan

Dowlada Kenya ayana dadaalka soomaalida waxa ay ka barbar waday dadaalo ay ku dooneysay iney kuhanato dhulka NFD ayada oo ku doodeyso inuu kamid hay dalka Kenya waxa ugu weyn ay ucuskanayeena waxa ay aheyd inaanu waxba iska  badalin xuduudihii ay dhigeen gumeestayashi qaarada Africa

Dowladii rayidka aheyd ayaa ayana docdeeda ka bilaaawday dadaalo NFD ay kaga mid noqoneysa soomaalia inteeda kale

Shir ka dhacay magalada landan ee dalka biritan waxaa iskugu yimi ingiriiska iyo soomaalia mowduuca shirkaana waxa uu ahaa ka doodista soomaalia iney leedahay NFD lawada dhinac shirka waxaa kaga qayb ahaa oo matalayay ra iisulwasarihii dowlada rayidka mudane cabdirashiid cali sharkaame ingiriiskana waxaa matalayay wasiir dowlaha wasarada arimaha gumeysiga

Waxaa dhan kale shirkaa kazoo qayb galay wafdi arimaha dibada ee dalka Kenya

Wufuudi ka socotay dalka soomaalia waxa ay meel adag ka istaagtay qadiyada NFD ayadoo dowlada soomaaliyeed sheegtay dhulkaa inuu yahay dhul soomaaliyeed waxa ayna si gaar ah u dalbatay in sidia madaxbanaanida loola doonaya dalka Kenya sidoo kala loola doona dhulka NFD

Geeska kenyana ayaguna waxa ay aad ugu doodayeen wiliba ay ku dhiirnayeen in NFD lagu biiriyo dhulkakale ee dalka Kenya .

Dowlada ingiriiska oo lawada dhinac u dhaxeysay ayaa sheegtay in xiliga go aan aanu ka gaari kareynin biritin ayaga oo sheegay marka ay Kenya lasiiyo ictiraafka lagaga xaajooda mustaqbalka NFD dowladii riyad aheyd mar kale waxa ay u itaagtay baadi goobka xurnimada NFD waxa ayna magalada muqdisha ee casimada soomaalia ku casuuntay hogaamiyasha Kenya lawada hogaamiye ee ugu shacbiyada badneed ee dalka Kenya oo kala ahaa jooma keenya oo isaga ahaa hogamiyaha xisbiga kaano roona iyo didaara oo isna katirsana lawadoodaba meel isku mid bay ka istageen ayaga oo aad ugu hal adeegay NFD iney tahay Kenya rajadii laga qabay dhulka soomaalida ee kenya gacanteeda ku jirtay aad bay u sii dhacaysay furada kaliye ee dhulka uu kunoqon karo waxa ay aheyd hanaanka federshin ay wadagan oo ay wadamada itoobiya iyo kenya ay kamid noqdaan jiyadaas ayada laf ahaanteeda ma meel marin kolkii bishii marso sanadkii 1964-tii wasiirka gumeysiga ee boqortooyada ingiriiska ku dhawaqay mowqifka biritin oo aheyd in NFD ay hoos imaneysa dalka kenya.

Qadiyada biritin ee dhulka soomaalida waxa ay dhalisay dowladii rayidka aheyd iney xiriirka siyaasadeed ay ujarto ingiriiska.

Dowlada ingiriisku waxa uu soomaalia siinjiray lacag gar gaar ah oo xadigeedaa dhan  halmalyin iyo bar oo ganiga istarliinka ah sidoo kale soomaalia waxa ay xiriirka ujartay dowladii kanya.

Ra iisul wasaare cabdirashiid cali sharmaake oo ka hadlaya arimaha biritin ay ugu ogolaatay dhulka soomaalida ee kanya waxa uu yiri.

NFD ilaa iminka waxa uu katirsan yahay dalka kenya dadka dagana waxa ay lasaami qaybsadan muwadiniinta kale ee dalka kenya.

Dowladii soomaalia waxa ay isku dayday iney lahadasho hogaamiyaashi Kenya ayagga oo magalada muqdisho ku martiqday jooma kenyaata oo isaga hogaaminayay xisbigii kaano roona didaro oo isna katirsna xisbiga dabaal dagii soomaalia 1962 lawadoodaba waxa ay istagen NFD Iiney tahay Kenya rajada quraee laqabay waxa ay aheyd arintaa in lagu haleeli karo oo kaliya fedreshan ay wadagan wadamadii itoobiya iyo soomaaliyaba kamid noqdaan riyadaasi oo ayada laf ahanteeda meel marin bishii maarso 1964-kiii markii wasiirki mustacaradka ee boqor tooyada ingiriiska waxa uu ku dhawaqay mowqifkii oo aheyd in NFD ay hoos imaneysa dowlada Kenya waxaa taasi kadhashay xiriirki siyaasadeed iney kala goostan dowlada ingiriiska a iyo majuuriyada soomalia waxa uuna in giriiska soomaalida siinayay lacag gar gar oo ah halmalyan iyo bar garniga istarliinka

MUCAARAD

Dowladii soomaaliyeed waxa ay wajahday mucaaradyo dhexdooda ah taas oo lagu diidana habka ay soomaalida ushaqeyso

 

Dagalka ingiriiska ee soomaala kula jirtay kama sooreynin ee waa uu sii socday

Shirkii umadaha Africa ee kadhacay Africa people confrec ee lagu qabtay magalada tuunis bishii janawari sanadkiii 1960-kii gobonimada ka hor la isku rraacay go,aan ujeen jeeray soomaali weyn kulankii kaasi ka dambeeyay ee lagu yeeshay magalada qaahira isla sanadkaasi 1960-kii wafdigii soomaalia kasocday si aad ah ayaa loogu horyimid kaasi oo aad moodeyso inuu jid unoqday kulamadii kale ee afirca ay yeshen oo dhan maroofi shir isna lagu yeeshay lawa bilood kadib waxa qura ee la isla gartay waxa ay aheyd in jamhuuriyada itoobiya iyo soomaaliaya ay kawada hadlan sidii ay udhamen lahayen qilaafka ka dhaxeeya ee kusabsan sohdimaha marka kaliya ee iftiinka usoo baxay dowladii soomeelieyd ee soomaalia weyn amisaneed markii madaxweynihii ugu horeeeyay ee soomaalia aadan cabdulle cisman mar uu booqasho ku tagay dalka oo isaga iyo kuwaana nagruuma wadajir war ay usoo saren ay ku tgeren Africa oo wada saneysa fedeweshan lakiin  kuwana nagruuma taageradiisa waxa ay ku saleesneed qilaaf xaga sohdinta ah oo u dhaxeeyay gaana iyo tooko ugu dambentiina waxa ay soomaalida oo raja ay  kaqabtay Africa iney ku tageri doonan waxa ay aga doonayan waxa ay burburtay bishii may markii magalada adis ababa lagu qabtay shir ururka madaafka lagu sameeyay ee la isku raacay in xuduudaha Africa sida ay ahayen gumeysigu udhigay aan waxba laga badalin dhamadkii sanadkii 1963-kii soomaalia go  doon aheyey ka aheyd Africa inteedi kale dowlada masar oo ayadu ahedy dowlad door muhiim ka ciyaareysay siyaasada soomaalia si weyn ayeey kaga soo horjeeeday hanka soomaalia waxa ayadu sisiman udneysay iney raali giliso lawada dhiac sida uu buugisa uu ku qoray I am looks

Soomaalia waxa ay caradii ay ka qaden birishka iyo xulifadooda waxa ay ku dhaqaqeen iney sameyan sidi ay taageero meela kale ugu raadsan lahayen raisul wasarihii waqtigaasi cabdirashiid calli sharmake waxa uu booqday shiinaha iyo hindiya waxana laga filaayay in uu taagero katimaada dhinaca shiina hase ahate waxa ay tageradii ka timid dhinaca dalkii la oranjiray midowgii suufiyeeti bishii nofeebar sanadkii 1963-kii ayaa jamhuuriyada soomaalidu ay sirasmi usheegtay iney diidan tahay taagera malateri oo dhinaca reer galbeedka oo dhameyd 6.5 kun oo geniga istarliinka ah waxa ayna qadatay tageero malatari uu roosha uu siiyay oo dhameyd 11 malyan oo ganiga istarliinka ah raiisul warihii waqtigaa oo booqasho ku tagay midowga soofiyeeti oo danjira ka ahaa axmed maxamed aadan qaybe

Ruusha waxa uu naga aqbalayay inuu inaga taageero dhisida ciidanka qaran

 

 

 

Sanadkii 1961-kii dorashoyin kadhacay Kenya soomaalida way qadacday 1622 ruux kaliya ayaa isku diiwan gilisay waxa ay markaa ka baqen hadii codkooda ay dhiibtan in loo qaato in dhalashadooda iney Kenya tahay shirka Kenya ee sharciyada loogu sameynayay waxaa lagu qabtay magalada landan bishii febraayo 1962-dii wafdi kayimi NFD waxaa hogaminayay nin la oranjiray cabdirashiid qaliif waxa wafdigaasi dowladii dowlada ingiriiska iney noqdan ismamul madax banan inta aaanu is badala kala oo dhanka sharciga loo sameynin dalka Kenya si ay si buuxda ugu biiran soomaalia inta Kenya aanu xuriyad madaxbanan lasiinin si ay marka u helaan xuquuqda somalialand heshay oo gumeesanayay ingiriiska waxaana taa ka soo horjestay lawadii urur ee la oranjiray kaano iyo kaagu shirkaas Kenya lagu qabtay gudi ay Kenya uxilsartay iney dabagalan waxa kamid ahaa axmed cilmi mooge waxa uuna ka waramaya sidii ay wax udhaceen

JABUUTI

 

Dowladii curdanka aheyd ee soomaalia waxaa ayana halkeedi ka miistay baadi goobka goboladii kamaqnaa dhulka soomaaliyeed ayada datuurka qaranka soomaaliyeed lagu daray in la raadiyo dhulkasta oo soomaaliyeed oo markaa kamaqan wadamada arintaasi ka goday ee dariska la ahaa soomaalia wax jaceyl ah uma qabin qadiyada soomaaliweyn halka

Rajada ugu dhaweyd waxa ay aheyd dowlad jamhuuriyada jabuuti oo imankaa la oranjiray faranja somalilamd oo wili dhaq dhaqaqi gumeysiga go aan kagaarista mustaqbalka jabuuti ayagu gacantooda kujirtay 1984-tii afti ay qadeen ciidanka boliske ee faransiiska reer jabuuti waxa ay ogoladeen iney ku sii xirnadaan mamulka gumeestaha ailaa iyo inta deeganka loo dhiso doono mamul madaxbanan

1945-ilaa 1957-dii waxaa ladoortay golle sharci oo masuul kanoqday arimaha a gudaha doorashadii ugu horeesay ee laqabtay waxaa ku guuleestay xisbigii unium replic waxaana hogaainayay lilaah ha unaxariiste halgama maxamud xarbi waxaana latartamayay xasan gulled abti doon waxa madaxweynenoqday sargaalkii ugu sareeyay faransiiska ku xigeena waxaa noqday xasan gulled abgti doon

Bishii nofembar sanadkii 1964-tii dorashooyin ka dhacay jamhuuriyada jabuuti waxaa mamulka abood ku yeeshay mujtamaca xafarta xisbi xiligaa la oranjiray LBEA ayaa isagana waxa uu si rasmi ah unoqday mid mucarad ah sidoo kale waxaa ayana jirtay jabhad looyaqan FALCS oo ayada si xoog ah ugu dagaalameysay xoreenta jabuuti isla markaana saldhigeedu ahaa magalada muqdisho

1965-taagerayaal xisbigaas ah waxa ay afduubteen danjirihii faransiiska ee ka joogay magalada muqdisho bishii febraayo 1976-dii jabhada dhaq dhaqa xuriyad doonka jabuuti waxa ay markale af duubteen (BUS) bas ay sarnayeen caruur ay dhaleen ciidamda malatariga faransiiska ee ka fadhiyay jabuuti caruurta iney lamidooban walidiintooda waxa ay sharuud kaga dhigeen si bilaa shuruud ah in loo seeyo xuriyada shacbka jabuuti

Bishii nofeebar sanaadki 194-tii doorashoyin ka dhacay ayaa waxaa mamulka xoog ku yeeshay mujtamaca canfarta xisbigii la oranjiray LBEA ayaa isaguna rasmi ahaan waxa uu noqday xisbiga mucaaradka waxaa kaloo jiray jabhadkala oo minted ah marka magacooda laso gaabiya la oran jiray   oo ayana saldhigooda ahaa muqdisho bishii may sanadkii 195-tii ayaa waxa xisbigaasi dad tagersani ay afduubten danjirihii faransiiska ka joogay magalada muqdisho falalkii kale eek u kaceen waxaa kamid ahaa bishii febwari ee sanadkii 1976-kii ayaa waxaa ay afduuben bas ay sarnayeen caruur ay dhaleen ciidanka malatarige ee farnasiiska ee ka fadhiyay jabuuti waxa ayna siideenta caruurtaasi ku xireen in si sharud la aan xuriyad lasiiyo xuriyadooda hase yeeshe waxba kama suurobin waayo ciidamada faransiiska weerar ay ku qadeen waxa ay ku soo furteen caruurtaasi ayado dadna ay ku dhinteen bishii desebar sanadkii 1975-dii kadib markii uu kulan dhex maray cali caarif burhaan oo madax ka ahaa jabuuti iyo madaxweynaha dalka faransiska geskar waxaa la isla gartay in jabuti xurinimo qaadato faransiiskana uu sal dhigooda noqdo ciidma malatari ah bishii maaj sanadkii 1977-kii aya waxaa lagaga wada hadlaaayo xurunimada jabuuti ka dhaceen magalada baris bishii juuunn 2-keedi jabuutina waxa ay qadatay xurunimadeeda waxaana madaxweyne ka noqday xasan guuleed abti doon ra iisu warana waxaa ka noqday cabdla kamil markaasin waxa ay noqotay wadankii 49aad oo kamid noqday wadamada midnimada Africa iyo wadankii 22 aad ee jamacada carabta ah

 

 

ETOBIYA

Dhulka soomaalida ee xiligan hoos taga dowlada itoobiya waxa isna kamid aha dhul weynihii soomaaliyeed ee 1888-kii loo qaybiyay 5ta qayb boqorka mililig oo ahaa ninka katalin jiray itoobiya markii uu arkay damaca wadamada reer yurub ay ku doonayaan qabsashada dhulka soomaaliyeed 1969-kii waxa uu dhambaal udiray wadamadii awooda lahaa ee dunida manta xiligaa ugu tunka weynaa dhambalka warqadeedna waxa uu uqornaa sidatan

 

” itoobiya mudo 14 qarni ayaa waxa ay aheyd jasiirad ku dhextaala dalka cawaan ah hadiiba wadama meel fog kayimi ay afirca uymaaden in ayagu qeybsadan kumaa kutala jiro inaan noqdo ruux daawanayo oo dan kalaheyn”

Hadiiba aanu dib ugu laabano itoobiya markii uu arkay damacii reer yurub ayaa boqorkii katalinaayay itoobiya waqtigaasi mililig waxa uu waraaq uu u qoray dalalka awooda lahaa waqtigaa jiray sanadka marka uu ahaa1891 warqadaasi waxa uu kuyiri itoobiya mudo 14 qarni ayaa waxa ay aheyd jasiirad ku dhextaala dalka cawaan ah hadiiba wadama meel fog kayimi ay afirca uymaaden in ayagu qeybsadan kumaa kutala jiro inaan noqdo ruux daawanayo oo dan kalaheyn

Itooobiya qudheeda waxa ay kamid aheyd wadamadii duulanka dhanka gumeysiga lagu soo qaado dagaalki hadwa ee dhaxmaray dowlada itoobiya iyo gumeestiyaashi reer talyaani ee damacooda ahaa hanashada dhulka itoobiya ayaa meesha kasaaray sheegashadii uu talyaaniga ku sheeganayay iney itoobiya ay gumeesten kadib markii itoobiya ay kaga itaal roonatay dagalkaasi talyaaniga kadib markii talyaaniga lagu jibiyay dagalkii hadwa waxa uu u sii howl galay sidii taliskaas uu usii maamulilaha dhulka soomaalida ee uu qabsaday nin la oran jirsy meejol ayaa wada hadalo ugalay arinta dhulka soomaalida dowlada itooniya waxa ay ku qasabtay in uu talyaanigu yareeyo dhulka soomaalida ee iminka looyaqan dowlad deganka soomaalida.

Intii u dhaxeysay sanadihii 1949-kii ilaa 1879-kii hishiis ay wada galeen ingiriiska iyo itoobiya waxa uu tusmeynaayay sida ay wada leeeyihiin

dagalkii hadwa ee dhaxmary talyaaniga iyo itoobiya sanadkii 1869-ki ayaa hadaba tirtiray sheegashadii talyaanigu uu sheeganayay in itoobiya ay gumeestann dagaalkas oo talyaaniga lagaga adkaaday kadib marki talyaanigu lagu jibiyay dagalkii hadwa waxa uu u sii howl galay sidii uu usii hesan lahaa dhulkii soomaalida ee uu qabsaday nin la oranjiray meejol ayaa wada hadalo ugalay waxaana dhinaca itoobiya ku qasbtay talyaanigu inuu yareeyo dhulkii uu sheganayay ee ogaadeniya dhulkaasi oo heshiis hore ay lagaleen ingiriiska 1849-lii

Snadka markuu ahaa 1897-kii ayeey itoobiya ingiriisku waxa ay wada galeen hishiis is tusmeenaya sida ay ukala leyihiin dhulka soomaalida hase yeeshe soomaalida waxa ay un ogatay 38 sano markii la isku dayay in sohdinta udhaxeyso lacalameeyo

BAADI GOOBKA GOBOLADA MAQAN

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.