Home Afsomali Tacsi tiiraanyo leh oo loo dirayo REER Kulmiye Siicow geridii ku timid...

Tacsi tiiraanyo leh oo loo dirayo REER Kulmiye Siicow geridii ku timid Aamina Xagaley

Tacsi ku socoto dhammaan  qoyska reer kulmiye Siicow Geerida deg deg ah eek u timid Amina Maxamuud Kulmiye ( Amina Xagaley ) dhamaan asxaabtii qoysaskii iyo qaraabadii ay ka baxday Allah ha  naxariistee marxuum  Amina Xagaley oo geeriyootay gurigeeda deegaanka dayniile  waxaana leenahay samir iyo iimaan alaha naga siiyo Waxaanay Ilaahay marxuumada uga baryayaan inuu jannadiisa Fardowsa ka waraabiyo, dembigeedana  dhaafo qabrigana u nuuro una waasiciyo, dhammaan ehelka asxaabta qoysaska iyo qaraabadana samir iyo imaan saadiq ah ka siiyo.

Amina waxaa ay sababasatay koronto gurigeeda ku jirtay oo qabatay in kasta oo ay ka mid tahay qadarta alle

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.