Home Afsomali Tacsi Xaaji Mire Cali Buubaal oo goordhweyd ku geeriyooday dalka UK

Tacsi Xaaji Mire Cali Buubaal oo goordhweyd ku geeriyooday dalka UK

tacsi

Xaaji Mire Cali Buubaal oo goordhweyd ku geeriyooday dalka UK

Xaaji Mire cali Buubaal ayaa ahaay gnacsade si weyn looga yaqaanay dalka iyo dibada wuxuuna mudooyinkaan ku xanuunsanaa Magaalada London oo uu gu danbeyntii xanuunka soo wajahay ugu geriyooday .

Xaaskii iyo Caruurtii uu ka tagay iyo Dhamaan qoyska Reer Buubaal Qaraabada ehelka iyo asxaabtii uu ka tagay waxaan leenaha samir iyo iimaan alaha naga wada siiyo isaan janadii alaha ugu bishaareeyo

Geerida marxuumka ayaa waxaa ii xaqiijiyey Maxamed Mire Cali Buubaal waxaana leeyahay aabe samir iyo iimaan taam ah laha naga siiyo isagiina janatul  fordowlada alaha ugu bishaareeyo aamiin

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.