Home Afsomali Taliska Qeybta Guud Boliiska G.Banaadir gaar ahaan saldhigga boliiska degmada Hodan ayaa...

Taliska Qeybta Guud Boliiska G.Banaadir gaar ahaan saldhigga boliiska degmada Hodan ayaa howlgal

Taliska Qeybta Guud Boliiska G.Banaadir gaar ahaan saldhigga boliiska degmada Hodan ayaa howlgal qorsheysan kusoo qabtay eedeysaneyaasha sawirkoodu hoos idinkaga muuqdo, kuwaa oo dhac ka geysanayay xaafado kamid ah degmada Hodan. Hubki ay burcaddu wateen iyo mooto bajaaj ay adeegsanayeen ayey boliisku si feejigan gacanta ugu soo dhigeen, waxaana la waafajin doonaa hab-raaca sharci ee dalka u yaal.
Muwaadin waxaa kaa codsaneynaa inaad saldhigga boliiska wargeliso marka aad aragto fal amniga wax u dhimaya ama wac lambarka gaaban ee 991.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.