Home Afsomali Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Somaliyeed Gen Mohamed Tahliil Biixi

Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Somaliyeed Gen Mohamed Tahliil Biixi

 

Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Somaliyeed

Gen Mohamed Tahliil Biixi & Wafti uu hogaaminayo ayaa goordhaw gaaray Magaalada

Baladwayne ee Xarunta Gobolka Hiiraan,

waxaana halkaasi ay ku soo dhaweeyeen

Saraakiilka Ka Tirsan Ciidanka Dhulka Xoogga

Dalka Somaliyeed, Maamulka Gobolka Hiraan

& Saraakiil ka Socotay Ciidanka Atmis.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.