Home Afsomali Taliyaha Ciidanka Xooga oo ispitaalada ay jiifaan ugu tagay Dhabanayashii dhaawacyadu ka...

Taliyaha Ciidanka Xooga oo ispitaalada ay jiifaan ugu tagay Dhabanayashii dhaawacyadu ka soo gaareen Qaraxii dhawaan lala beegsaday

Taliyaha Ciidanka Xooga dalka Somaliyeed sareeye Guuto odowaa Yuusuf Raage ayaa qaar ka mid ah Ispitaalada Mgaalada Muqdisho ku booqday dhibanaayasha ay dhaawacyadu ka soo gaareen qaraxii uu ka badbaaday

taliyaha oo ay wehliyaan saraakiisha hogaanada caafimaadka saadka iyo maamulka lacagta ee ciidanka Xooga dalka ayaa booqasho iyo ka warqab ugu tgay shacabkii waxyeeladu ka soo gaartay qaraxii dhawaan lala beegsaday ee uu ka badbaaday taliye odowaa yuusuf aygagaarka garoonkii hore ee kooxda horseed oo u dhaxeeya ispitalka xooga iyo tarabuunka

sareeye guuto odowaa ayaa tagay ispitaalada lagu baxnaaninayo dhaawacyadaas isaga oo mid mid u wreystay wuxuuna ilaah uga baryey in uu caafimaad deg deg ah siiyo

alshabaab ayaa maalmo ka hor waxay halkaa ku weerareen kolonyo gaadiid oo uu la socday taliyaha ciidanka xooga dalka sareeye guuto odoaage waa yuusuf

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.