Home Afsomali TALIYAHA NISA OO KA TACSIYEEYAY GEERIDA JANARAAL DARWIISH

TALIYAHA NISA OO KA TACSIYEEYAY GEERIDA JANARAAL DARWIISH

TALIYAHA NISA OO KA TACSIYEEYAY GEERIDA JANARAAL DARWIISH
Taliyaha Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Mudane Mahad Maxamed Salaad ayaa tacsi u diray qoyska, qaraabada iyo dhammaan umadda Soomaaliyeed ee uu ka geeriyooday, marxuum Maxamed Warsame Faarax (Darwiish) oo maanta ku geeriyooday dalka Jarmalka.
Taliyaha ayaa xusay doorkii muhiim ka ahaa ee uu Janaraal Darwiish kasoo qaatay dib u hawlgalinta hay’adda Nabad Sugidda, Waxa uuna Alle uga baryay in uu hoygiisa ka yeelo Jannatul Fardowsa.
Janaraal Maxamed Warsame Faarax (Darwiish) ayaa sanadihii u dhaxeeyay 2006 ilaa 2009 Waxa uu soo noqday Taliyaha Hey’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka.
DHAMMAAD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.