Taliyaha qeybta 27 ee CXDS Col Faarax Ali waasuge faarax kooshin oo uu wehliyo Generaal Maxamed Goodax Barre ayaa manta Goob Fagaara Ah ugu Qudbeeyay Ciidanka XDS ee kusugan Magaalada Baladweyne ee Xaruunta Gobolka Hiiraan
Sarakiishaan Ayaa ugu horeyn ciidamada ku amaanay Sida ay shaqadooda ugu taan Ugana Shaqeeyaan Amniga Magaalada
Sidookale saraakiisha ayaa shegay in lasii laba jibaari Doono howlgalka ka dhanka Ah Khawaarijta kaas oo Dalka looga saarayo Kooxda Nabad diidka ah .
Ugu Danbeyn waxey kula Dar daarmeen Ciidamada Ineysan ku dhaxmilmin Siyaasadaha Kajira Gobolka ayna adkayaan howlaha shaqqed ee ciidanka .